KU SAABSAN

IQRA ONLINE BOOKS

IQRA BOOKS, waa maktabad ay xarunteedu tahay magaalada Hargeysa. Maktabaddu waxa ay iibisaa buugaag kala duwan oo laama kala duwan ee aqoonta ah. Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waawayn ee buugaagta iibiya, sidoo kalena; gaadhsiiya guud ahaan deegaannada Soomaalida. IQRA BOOKS, waxa ay ku suntantay amaano iyo adeeg hufan oo ay markhaati uga tahay bulshada ku xidhan. Matabadda IQRA, waxa ay soo dhowynasaa, qoraa kasta oo u baahan suuqgeynta buuggiisa. Soo dhowaada dhammaantiin.

Ku Saabsan

QALINMAAL PUBLISHING

Daabacaadda Qalinmaal (Qalinmaal Publishing)

Daabacaadda Qalinmaal waa madbacad soosaarta oo buugta oo badisa, isla markaana baahisa oo ku fidisa dunida, guud ahaan, iyo deegaannada Soomaalida, gaar ahaan. sidoo kale Waa shirkad loo aasaasay u adeegidda bulshada oo isu xilqaantay ilaalinta afka, faafinta aqoonta iyo kobcinta ogaalka aadamaha. Daabacaadda waxa halkudheg u ah: “Adeeg qaayo sare leh iyo qiimo jaban oo ku qanciya.”

Si Aad U Hesho Xog Faahfaahsan Fadlan Booqo Website Kan