FAQ's

SU'AALAHA INTA BADAN LA ISWAYDIIYO

Waa Maxay Lacag Bixinta Aad Aqbashaan?

Waqtigan xaadirka ah waxaan aqbalnaa kaliya ZAAD, e-Dahab iyo KaashPlus qaab lacag bixin ah. Dhawaan Waxaan ku dari doonaa doorashooyin badan oo ay ku jiraan bixinta kaadhka.

Goboledee Baad Delivery Ku Gaysaan Buugta?

Waqtigan xaadirka ah, waxa aanu geyna Dhamaan Geeska Africa, Somaliland, Somalia, Djibouti, Ethopia iyo Kenya. laakiin Dhawaan waanu baalaadhin doona insha allah

Qurbaha sidee lagu soo gaadhsiin karaa?

Maktabaddu toos uma soo gaadhsiin karto hadda, haddii se la helo qof waddanka ka soo baxaya oo u soo qaada buugta, waa la soo gaadhsiin karaa.

Alaabtayda Xiligee Baa la ii keenaya Markaan Dalbado Kadib?

Macmiil waxaad alaabtaada helaysa isla maalinta aad dalbato hadii aad joogtid Hargeysa, magaalooyinka kale ee Somaalilaanna waa 24 saac gudahood. Deegaannada Puntland-na 2 maalin gudahood, intaa wixii ka baxsan ugu badnaan 5 cisho gudahood ayaad ku helaysaa.

Halkee Baan Idin kalasoo xidhiidhi Karaa?

Fadlan Soo Wac Nambarka Caawinta Macaamiisha  063-4125122 ama email kan info@iqrabook.net

INFORMATION ABOUT US

CONTACT US FOR ANY QUESTIONS