HABEEN KAMA TAGIN
KUWII HORE
Wakhtiga Ka Faa'iidaysigiisu Wuxuu Sabab U Noqon Karaa in Aad Adduunyada Kaga Tagto Raad Muuqda, Oo Noloshaada Dabadeed Dadku Ay U Aayaan Adigana Ku Anfaca.
Xamse Axmed Aadan
FATWADA SHEEKH DIRIR
Su'aalaha dhiganaha ku qoran sheekhu waxa uu kaga jawaabay in ka badan boqol iyo konton fadhi (150 majlis), taas oo uu qoraaga buuggu soo ururiyay oo uu ka saaray su'aalaha soo noqnoqonaya isaga oo qoray su'aalaha muhiimka ah ee mar kasta sheekha la weyddiiyo.
sh.maxamed sh.cumar dirir
QIIMO DHIMIS
Qaar Kamid Ah - Buugta Ugu Iibka Badan.
JIRAALKAY
DESIGNER:
Charles, Ray Eames
MATERIALS:
Wood, Leather, Metal
CLIENT:
Woodmart, Basel
$8.00
MUBARAK HADI
GARAADSO INTAADAN GUURSAN
Buugan waxaa laga yaabaa mashaakil badan oo guurkaaga saamayn lahaa in uu kaa badbaadiyo. Waa kitaab dhaxalgal ah oo uu u baahanyahay inan iyo innan walba oo doonaya in ay guursadaan.
DHAMAAN BUUGTA
FAQ's
SU'AALAHA INTA BADAN LA ISWAYDIIYO
Waqtigan xaadirka ah waxaan aqbalnaa kaliya ZAAD, e-Dahab iyo KaashPlus qaab lacag bixin ah. Dhawaan Waxaan ku dari doonaa doorashooyin badan oo ay ku jiraan bixinta kaadhka.
Waqtigan xaadirka ah, waxa aanu geyna Dhamaan Geeska Africa, Somaliland, Somalia, Djibouti, Ethopia iyo Kenya. laakiin Dhawaan waanu baalaadhin doona insha allah
Maktabaddu toos uma soo gaadhsiin karto hadda, haddii se la helo qof waddanka ka soo baxaya oo u soo qaada buugta, waa la soo gaadhsiin karaa.
Macmiil waxaad alaabtaada helaysa isla maalinta aad dalbato hadii aad joogtid Hargeysa, magaalooyinka kale ee Somaalilaanna waa 24 saac gudahood. Deegaannada Puntland-na 2 maalin gudahood, intaa wixii ka baxsan ugu badnaan 5 cisho gudahood ayaad ku helaysaa.
Fadlan Soo Wac Nambarka Caawinta Macaamiisha 063-4125122 ama email kan info@iqrabook.net